|
|
Xizbul Islaam oo ka
dhawaajiyay in ardeyda Iskuulada ay
kala qeyb qaadan doonaan dagaalka ay
uga horjeedaan Dowladda iyo Amisom. |
|
(20-11-2009)Xoghayaha warfaafinta ee
Xizbul Islaam Shiikh Maxamed Macalin
oo shalay gelinkii dambe shir jaraa'id
ugu qabtay warbaahinta magaalada
Muqdisho, ayaa sheegay in dowladda
soomaaliya ay duulaan ku soo tahay
deegaanada ay maamulaan. |
|
on November 20 2009 03:57:48 ·
[Riix Halkan] · · |
Diyaarado joog hoose ku
duulaya oo saaka ilaa xalay heehaabaya
magaalada Kismaayo & Qoriga Lidka
diyaaradaha oo si garba siman cirka
loogu jeediyay. |
|
(20-11-2009)Wararka ka imaanaya
magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in
diyaarado guuxooda sareeyo isla
markaana joog hoose ku socda ay xalay
ilaa saaka heehaabayeen magaaladaas oo
ay maamulaan kooxaha Islaamiyiinta ah
ee Mareykanka ku daray liiska waxa uu
ugu yeero Argagixisada caalamiga. |
|
on November 20 2009 03:51:17 ·
[Riix Halkan] · · |
Markab Saanad Milateri u
sida Ciidamada Amisom oo xalay ku soo
xirtay Dekeda Muqdisho. |
|
(20-11-2009)Markab saanad milateri u
sida Ciidamada Amisom ayaa xalay ku
soo xirtay dekeda magaalada Muqdisho,
iyadoo markabkan durba xalay lagu
bilaabay dajinta agabkii uu siday
taasoo socotay saacado aan kala go'
laheyn. |
|
on November 20 2009 03:43:07 ·
[Riix Halkan] · · |
|
Axmed Madoobe iyo
ciidamo uu wato oo saakay dagaal kula
wareegey degaano ka tirsan Jubooyinka. |
|
Dagaal
ayaa goor dhoweyd oo saaka markii ay
saacadu aheyd Lixdii Subaxnimo waxaa
uu ka qarxay deegaano ka tirsan
Jubooyinka, iyadoo dagaalka uu u
dhaxeeyo dhinacyadii dhowaan ku
dagaalamay magaalada Kismaayo.November
16 2009 02:50:39 ·
[Riix Halkan] |
|
Mowjadaha qaraxyada iyo dilalka ee
Puntland oo sii kordhay, xilli Faroole
uu xubin buuxda ka noqday fadhi-ku
dirirka Nairobi(Warbixin xaasaasi ah). |
|
(11-11-2009)C/raxmaan
Faroole horjoogaha maamul-beeleedka
Puntland ayaa kulmo siyaasadeed ka
wada magaalada Nairobi ee dalka Kenya
xili holac siyaasadeed iyo dilal
qorsheysan ay ka dhacayaan
magaalooyinka garowe iyo Boosaso. |
|
November
11 2009 15:09:02 ·
[Riix Halkan]
|
|
Kana siib Kana Saar:
Munaasabad Xilwareejin ah oo ku soo
dhamaatay gobolka banaadir, (Daawo
Sawirada) |
|
(11-112009)Munaasabad
ballaaran oo ay xilalka kula kala
wareegayeen Maamulka cusub ee gobalka
banaadir iyo maamulkii hore ayaa
maanta ka dhacday xarunta gobalka
banaadir, iyadoo ay ka qeyb galeen
mas'uuliyiin sar sare oo ka socota
labada gole ee dowladda. |
|
November 11 2009 10:58:06 ·
[Riix Halkan] |
|
Shiikh
Maxamed-Rashaad oo ka hadlaya
Dhismaha masjidka salaama halkaan ka daawo. |
|
|
|